TACSI - Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun geerida Xaajiya Faaduma Maxamed


Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Orkanger ee bartamaha dalka Norway waxay tacsi gaar ah u dirayaan :
 1 - Cabdirasaaq Maxamed Cabdi (Suxufi) iyo 2 - Ibraahim Maxamed Cabdi (Ibro) oo ay hooyadood marxuumad Xaajiyo Faadumo Maxamed Cali ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Marxuumadda ayaa ahayd 60 sano jir waxayn ifka kaga tagtay carruur fara badan oo isugu jirtay wax ay dhashay iyo wixii ay sii dhaleen, waxayna marxuumadda Allaah uga baryayaan inuu ka waraabiyo jannadii Fardowsa, eheladii iyo asxaabtii ay ka tagayna uu sabar iyo iimaan ka siiyo AAMIIN - AAMIIN -

Add New Comment