TACSI - Geerida Marxuum Macalin Axmed Cabdulle Raage




                           inaalilaahi[1][1].jpg
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xaafadda suuq bacaad ee Degmada Yaaaqshiid ee dalka Soomaaliya ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee marxuum Macalin Axmed Cabdulle Raage oo ay da'disu ahayd 90 jir .
Marxuumka waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Dhammaan xubnaha Israaca SilGor  waxay tacsi tiiraanye leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Macalin Axmed Cabdulle Raage, waxayna marxuumka Allah uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadii Ferdowsa, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna  sabar iyo iimaan Allaah ka wada siiyo Aaamiiin





Add New Comment