HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO DHALASHO WIIL


Dhammaan Ururka Israaca SilGor waxa uu  halakan hamabalyo iyo bogaadin uga dirayaa walaalkood Cabdikariin Axmed Cali iyo Marwadiisa Aamino Sheekh Xasan oo maanta  wiil  ugu dhashay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

 Wiilkaasi oo loo bixiyay RIDWAAN CABDIKARIIM AXMED , WAXAY ILLAAH UGA BARYEEN INUU NOQDO WIILKAASI KII SOO BARBAARA OO DIINTIISA , DALKIISA IYO DAKIISABA ANFACA AAAMIIN

Add New Comment