Hambalyo: Sannadka Cusub ee Hijriyadda 1432-ka


Ururka Israaca SilGor  waxa uuu hambalyo ku aadan sannadka cusub 1432 ee hijriyada  u diraynaa dadka islaamka ah guud ahaan, gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed meel waliba uu ku nool yahay , anaga oo u rajaynayna inay sanadkan Sanadkiisa ku gaaraan bash-bash iyo barwaaqo,cadaawada iyo colaaddana uu Illaahay ka dulqaado

sanad wannagsan.jpg

Add New Comment