TACSI - Geerida marxuum Nuur Cabdullaahi Nuur Gulaal




                                                inaalilaahi[1].jpg
   

Waxaa xalay 06.12.2010 saqdi dhexe saacadda markay aheyd 03:00 am  ku geeriyooday magaalada Jabuuti,

Allaah ha u naxariistee marxuum Nuur Cabdullaahi Nuur Gulaal oo ay da'disu ahayd 40 jir .marxuumka waxa uu

ifka kaga tagay 1Wiil iyo 1 Gabar iyo Hooyadood .

Waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Dhammaan xubnaha SilGor waxay tacsi tiiraanye leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday

marxuumka Nuur Cabdullaahi Nuur Gulaal, gaar ahaan walaaheen reer SilGor iyo Hiiro Faarax(GABAC) guud

ahaan, waxayna marxuumka Allaah uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadii Ferdowsa, ehelada iyo

qaraabadana uu sabar iyo iimaan ka siiyo Aaamiiin

Add New Comment