TACSI - Geerida naxdinta leh ee ku timid marxumad Muna Maxamed Xaashi - Innaa lillah wa inna ileyhi raajicuun

inaalilaahi[1].jpg

tacsiHK.jpg

Waxa magaalada Geneva ee waddanka Switzerland ku geeriyootay marxuumad Muna Maxamed Xaashi oo 28 jir ahayd, marxuumadda ayaa ifka kaga tagtay 1 wiil oo 6 jir ah, waxaana geerideeda la ogeysiinayaa eheladeeda oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Murxuumad Muna Maxamed Xaashi waxaan Allaah uga baryeynaa inuu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa, eheladeeda iyo asxaabteedana uu sabar iyo iimaan kasiiyo AMIIN - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN

Add New Comment