RAMADAAN KARIIM WA KUL CAAM WA ANTUM BI KHEYR



Waxaan aqristayaasheena, ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan dunida muslika ugu hambalyeyneynaa bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaanna Allaah uga baryeynaa inuu ka dhigo kuwii cibaadadooda la aqbalo, sanadkakan sanadkiisana ku gaara basha bash, barwaaqo, caafimaad qab iyo cibaado suuban AAMIIN

Ramad-karim.jpg

diyaarinta : Xoghaynta SilGor

Add New Comment