Qarax Ismiidaamin ah oo lala eegtay Ciidamada AMISOM

 Gaari weyn oo baraamiil  walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo goordhow ku qarxay fariisimada Cusub ee Ciidamada AMISOM ay ka sameysteen Dhismaha Bankigii Ganacsiga ee u dhaw Hotelkii Curuba ee Degmada Shingaani.


Lama oga ilaa iyo hada qasaaraha ka dhashay qaraxaas ismiidaaminta ee lala beegsaday saldhiga cusub ee ciidamada AMISOM, waxaase goobta qaraxa ka baxaya qiiq aad u madow iyo holac laga arkayo xaafadaha ku dhow goobtaasi ee magaalada Muqdisho



Add New Comment