Aw Yuusuf Cismaan Cumar oo maanta ku geeriyooday dalka Kenya

                                      


                                             inaalilaahi[1].jpg

Waxa maanta duhurnimadii ku geeriyooday laguna aasay dalka Kenya, Allaah ha u naxariistee Aw Yuusuf Cismaan Cumar oo da'diisu ahayd 86 jir .
Geerida naxdinta leh ee marxuum Aw Yuusuf Cismaan Cumar Cali waxaa la ogeysiinayaa dhammaan eheladii iyo asxaabtiisa oo ku kala baahsan dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Marxuumka waxuu ifka kaga tagay 170 carruur ah (Maashaa Allaah)oo isugu jira waxa uu dhalay iyo waxa ay sii dhaleen.

Ururka Israaca SilGor ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Aw Yuusuf Cismaan Cumar  tacsi gaar ah u dirayaan dhammaan Reer Aw Yuusuf Cismaan Cumar ,eheladii iyo asxaabtiisii. Marxuumkana waxay Allaah uga baryeen inuu ka waraabiyo jannadii Fardowsa - AAMIIN -AAMIIN -


Add New Comment