TACSI - Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

inaalilaahi[1].jpg
Allaah ha u naxariistee waxaa dhowaan Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Marxuuma Aamina Maxamed Xasan Aamin Carrabey oo 86 jir ahayd, waxaana geerideeda la ogeysiinayaa dhammaan eheladeeda iyo asxaabtii ay ka geeritay oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.


Ururka Iraaca Silgor,waalid iyo walaalaha dibadjoogga ah waxay  Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan caruurteeda waxay dhashay iyo waxa ay sii dhaleen meel kasta oo ay dunida ka joogaaan, Marxuumadduna waxay Illaahay uga baryeen inuu u dembi dhaafo Jannadii Firdowsana uu ka waraabiyo Aaamiiin Aaamiin Aaamiin

Add New Comment