XAFLADDA NIKAAXA AXMED CABDICASIIS MAXAMUUD IYO HABOON CABDULQAADIR MAXAMUUD OO LAGU QABTAY MAGAALADA BISANSON EE DALKA FRANSIISKA


Xafladda  Nikaaxani oo ay soo qabanqaabiyeen Liibaan Cabdulqaadir iyo Xaaskiisa Faa'iisa Cumar , iyo Abyan Cabdulqaadir iyo Saygeeda Maxamuud, xafladaasi oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa  waxa ka soo qayb galeen Ehelada Arooska iyo Aroosada ,Jaaliyadda
Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Besançon iyo dhallinyaro reer Jabuuti.
 Inta ay socotay xafladdaasi waxay dhallinyarada reer Jabuuti ee wax ku barta Jamacadda  magaalada Besançon ay soo bandhigeen ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka dalkooda.
Ugu dambaystii waxaa loogu duceeyey dhallinyarada is guursatay in Allah ka dhigo kuwii isku waara kalana hela ubad khayr qaba oo dadkooda, diintooda iyo dalkoodaba anfaca. Aaamiiin

NIKAAX 1 .jpgNIKAAX 2.jpg


Add New Comment