T A C S I

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Xubnaha U.I. SilGor waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay Marxuumad:Xaliimo Xirow Axmed  oo 114 jirsatay ayaa dhawaan ku geeriyootay  Magaalada Moqdishu Waxaana tacsida si gaar ah loogu dirayaa wiilkeeda Shiikh Xasan Gadaf iyo dhammaan reer Xirow Axmed Mooge.

Ayeeyadeen  Marxuumad :Xaliimo Xirow oo 114 sano jir aheyd ,waxaan Allah uga baryeynaa inuu ka waraabiyo jannadiisa  Fardowsa, annagana uu dhammaanteen sabar iyo iimaan naga wada siiyo. AAMIIN.


Add New Comment