INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

inaalilaahi[1].jpg

marxuumad.jpg

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan uga direynaaa marwo Cudbi Cumar Abuukar oo ay hooyadeed marxuumad Safiya Sheekh Axmed Macallim ku geeeriyootay degaanka Ceelasha ee magaalada Muqdisho maalinnimadii Khamiista oo ay taariikhduna ahayd 30 Abriil, sidoo kalena waxaan tacsi taa la mid ah u direynaa dhammaan carruurteeda iyo guud ahaan eheladeedi, waxaan leennahay marxuumadda Allaah Jannadii Fardowsa haka waraabiyo eheladeedana sabar iyo iimaan haka siiyo AAMIIN.

Marxuumad Safiya Sheekh Axmed Macallim ayaa waxa maalinnimadii Jimcaha lagu aasay degaanka Basra (Xarunta Sheekh Xasan Macallim) ee degmada Balcad.|

 


Add New Comment