T A C S I

inaalilaahi[1].jpg

Waxa shalay aroornimadii hore ku geeriyootay magaalada Nairobi ee waddanka Kenya Allaah ha u naxariistee Gaabeey Daa'uud Cumar Cali oo 99 sano jir ahayd, waxaana la ogeysiinayaa dhammaan eheladeedi oo kala jooga gudaha iyo dibedda dalka.

Marxuumadda waxay ifka kaga tagtay ku dhowaad 60 qof oo isugu jira waxay dhashay iyo wixii ay sii dhaleen,
Allaah naxariistii Janno haka waraabiyo intii ay ka tagtayna sabar iyo iimaan haka siiyo

AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN


Add New Comment