T A C S I

inaalilaahi[1].jpg

Waxaa subaxnimadii maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday marxuum MAXAMUUD XAAJI CALI (DUDUMA-GALE), jannadii Farduus Allaah haka waraabiyo, intii uu ka tagayna sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo (AAMIIN),

Geeridaas naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Maxamuud Xaaji Cali (DUDUMA-GALE) ayaa waxa ka tacsiyadeynaya walaalaha kala ah:-

  1 - Xaaji Sayid Xaaji Barakoobe
  2 - Xaaji Cusmaan Nuur Gulaal
  3 - Xaaji Abiikar Xaaji Macow
  4 - Xaaji Xuseen Xuursoow Dufle
  5 - Xaaji Amiin Cumar Maxamed (Aba Cumar)
  6 - Xaaji Xasan Cabdi Dufle
  7 - General Faarax Axmed Cumar (F. Qare)
  8 - Dr. Cabdullaahi Maxamed Xasan
  9 - Eng Sayid Sheekh Cabdullaahi
10 - Dr. Cusmaan Xuseen Xaaji (Shiis)
11 - Dr. Xasan Maxamed Xasan (X. Brescia)
12 - Sheekh Cusmaan Xaaji Yuusuf (Usuuli)
12 - Caaqil Cabdullaahi Maxamed Cabdi (Feeroow)
13 - Caaqil Cumar Cabdulqaadir Axmed
14 - Caaqil Maxamed Cusmaan Nuur (Suumaaye)
15 - Xildhibaan Cali Yuusuf Cusmaan (Cali Biid)
16 - Xildhibaan Suldaan Maxamed Aweys Axmed
17 - Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamuud Maxamed (Shiikhoow)
18 - Dhammaan xubnaha Ururka I. SilGor

Walaalkeen Maxamuud Xaaji Cali naxariistii janno Allaah haka waraabsho, annagana dhammaanteen sabar iyo iimaan hannaga wada siiyo.


 

Add New Comment