Natiijada Doorasha Madaxweynaha Soomaaliya


Kaddib markii la tiriyey codadkii ay xildhibaannada Barlamaanku u qaadeen doorashada madaxweynaha, ayaa natiijadii kama dambeysta ahayd waxay noqotay sida soo socota :-

  1 - Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...............................   215   cod
  2 - Maslax Maxamed Siyaad .......................................    60    "
  3 - Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) .........................   59     "
  4 - Cali Khaliif Galleyr ..................................................   31    "
  5 - Maxamed Cusmaan Aadan Edsen ...........................   25     "
  6 - Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) ...............   10     "
  7 - Axmed Xaashi Maxamuud ......................................     9     "
  8 - Cawad Axmed Cashara ..........................................     5     "
  9 - Muuse Macalim Yuusuf ...........................................     4     "
10 - Cali Xaashi Dhoorre ................................................     2    "
11 - Yuusuf Cumar Azhari ..............................................     2     "

Waxana hadda loo gudbayaa wareeggii labaad ee cod bixinta, howshuna si habsami ah ayey u socotaa, waxaana dhowaan ka tanaasulay ka qaybgalka wareegga labaad Dr. Cali Khaliif Galleyr oo asagu sheegay inuusan ka sii mid ahaan doonin murashixiinta isku soo haray, waxa kale oo asaguna tanaasulay Mr. Nuur Cadde waxaana tartanku u sii socon doonaa 4 ta murashax ee ugu horreeysa oo kala ah Sh. Shariif, Maslax M. Siyaad, Maxamed C. Edsen iyo Cabdiraxmaan Guulwade, haddana waxaa loo baxay nasasho 15 daqiiqo ah, wixii soo kordhana  kala socda www.SilGor.com

Add New Comment