Tirinta cododka oo hadda ka socota Golaha Ummadda ee Jabuuti

 Waxa hadda ka socota Golaha Ummadda ee Jaabuuti tirinta codadka ee doorashada madaxweyne ay Soomaaliya yeelato, waxaana codadka ilaa iyo iminka la tiriyey uu ku horreeyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, halka kaalinta labaadna uu soo galayo Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) kaalinta saddexaadna waxa u muuqda Maslax Maxamed Siyaad, waxaan idiin ballan qaadeynaa inaan mar kasta halka ay arrimuhu marayaan idinla soo socodsiin doonno.

Add New Comment