Liiska xubnaha isbaheysiga Dib-u-Xoreynta uga mid noqonaya baarlamaanka isku dhafka ah.

Liiskii ugu dambeeyey ee xubnaha Isbaheysiga Dib-u-Xoreynta uga midka noqonaya Barlamaanka isku dhafka ah ee beesha Hawiye oo waqto dhow naga soo gaaray magaalada Jabuuti.

 Xubnaha beesha Mudullood

   1)  Sheekh Shariif Sh. Axmed
   2)  Sheekh Daahir Maxamuud Geelle
   3)  Sheekha Bashiir Caddow Calasow
   4)  Sheekh Xasan Axmed (Dheere)
   5)  Sheekh Yuusuf Tuur-xume Jimcaale ama C/llaahi Macalin Muqtaar
   6)  Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
   7)  Cumar Cali Nuur (Furdug)
   8)  Max’ed Sheekh Maxamuud C/raxmaan
   9)  Cali Cumar Geeddi (Cali Garabey)
 10)  Xasan Axmed Maxamuud (Xasan dheere)

 Xubnaha beesha Habar Gidir

   1)  Cabdi Abshir Dhoore
   2)  Drs. Caasha Xaaji Cilmi
   3)  Drs. Aamina Siciid Cali (Xorriyo)
   4)  Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame
   5)  Axmed Macalin Yuusuf
   6)  Xuseen Cali Calas
   7)  Cabdullaahi Naaleeye Xasan
   8)  Cabdi Maxa’ed Abtidoon
   9)  Cabdullaahi Raage Xuseen
 10)  Cabdulqaadir Macalin Geeddi
 11)  Daahir Xasan Guutaale

 Xubnaha beesha Karanle

  1)  Sheekh Cabdiraxmaan Maxamuud Faarax Janaqow
  2)  Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
  3)  Sheekh Xassan Macalin
  4)  Cabdullaahi Nucmaan
  5)  Maxamed Nuur Xasan Carab
  6)  Maryan Sheekh Cismaan

 Xubnaha beesha Xawaadle

  1)  Col. Cumar Xaashi Aadan
  2)  Sheekh Cabdiraxmaan
  3)  Cabdi Jimcaale Cusmaan
  4)  Cali Ganeey
  5)  Cabdulqaadir Xasan Cabdi

 Xubnaha beesha Gaaljecel

  1)  Sheekh Maxamuud Garweyne
  2)  Abuukar Xasan Cali
  3)  Xuseen Nuunow
  4)  Cabdulqaadir Dhicisow

 Xubnaha beesha Gugundhabe

  1)  Dr. Maxameded Cali Ibraahiim
  2)  Dr. Cumar Idiris (Cumar Dhere)
  3)  C/llaahi Maxamuud Aadan

 Xubnaha beesha Maxamuud Hiraab

  1)  Axmed Diiriye Maxamed
  2)  Sheekh Geesey
  3)  Cabdullaahi Ciise Abtidoon

 Xubnaha Beesha Silcis

  1)  Suldaan Maxamed Aweys Axmed

Waxaan idiin ballan qaadeynaa inaan idiin soo gudbin doonno wixii ku soo kordha ama iska beddela liisaskan ay beelaha Hawiye soo gudbiyeen, waxaana jira beelo weli ka maqan oo ay suurtagal tahay inay dib uga soo biiraan liisaska.



Add New Comment