T A C S I


inaalilaahi[1].jpg

Waxaa Habeennimadii Jimcaha ku geeriyooday magaalada Zurich ee waddanka Switzerland  Allaha u naxariiste Xaaji Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Sayid Maxamad Cabdule Xasan oo ahaa shaqsi qaddarin ku lahaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Zurich.

Waxaan annagoo kala ah:

1. Sheekh Xasan Naaji

2. Dr. Aweys Xaaji Yuusuf

3. Xaaji Abuukar Cumar Maxamed

4. Sheekh Axmed Cusmaan Sheekhaay

5. Cali Barakoobe Axmed

6. Maxamed Cali Geelqaad

7. Cabdirashiid Axmed Cali

8. Jeylaani Xasan Xaaji


Waxaan tacsi u direynaa dhammaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Xaaji Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, asagana waxaan Allaah uga baryeynaa inuu ka waraabiyo jannadii fardowsa. AAMIIN


Add New Comment