T A C S I

Tacsi[1].gif

T  A  C  S  I

xassantacsi.jpg

Waxaa caawa fiidnimadii ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada Dusseldorf ee
waddanka Germany (Jarmalka) marxuum XAAJI XASAN CABDI DUFLE.

Geerida marxuumka ayaa waxa la ogeysiinayaa eheladiisa oo kala jooga
gudaha dalka sida : Muqdisho, Hargeysa, Marka, Afgooye iyo dalka dibeddiisa sida:
Italy, Switzerland, Germany, France, Norway, UK, Canada iyo USA.

Marxuumka Jannadii Fardowsa Allaah haka waraabiyo, eheladiisana
sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo.

AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN


Add New Comment