T A C S I

Tacsi[1].gif
T A C S I
www.SilGor.com

 Geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Saciid Tahliil agaasimihii Idaacadda Horn Afrik, Maamulka iyo qorayaasha website ka www.silgor.com , waxaay si gaar ah tacsi ugu dirayaan dhammaan eheladii, asxaabtii, bahda warfaafinta Soomaaliyeed iyo Idaacadda Horn Afrik.

Marxuum Saciid Tahliilna waxaan Allaah uga baryeynaa inuu siiyo Jannadii Fardowsa, dhammaan intii uu ka tageyna sabar iyo iimaan, AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN.

Add New Comment