shil gaar oo ka dhacay lamadagaanka u dhaxeeya wadamada Suudan iyo liibaya ayaa waxa uu sababay dhimasho iyo dhawac .

Shilkii gaari ee ka dhacay lamadagaanka u dhaxeeya wadamada Suudan iyo liibaya dhammaan dadka ay waxyeeladaasi kasoo soo gaartay waxay ahaayeen dad u dhashay Soomaaliya iyo Xabashi  kuwaasoo ku socday si sharci daro ah in ay u galaan wadanka Liibiya kadibna ay kaga sii gudbaan ayagoo adeegsanaaya Dooman si qarsoodi ah loogu tahriibayo wadamada  Yurub .
Waxaa lawada ogyahay intooda badani Tahriibayaalka Doomanka adeegsada  intooda badani inay  ku halaagmaan Badda dhexdeeda haddana nasiib darro dadka kama waantoobaan falkaasi oo weli way daba joogaan .

MAGACYADII DADKII GAARIGA KULA GADOOMAY LAMADAGAANKA U DHAXEYO SUDAN IYO LIIBIYA WAXAY KALA YIHIIN :

1-xusen cabdi ahmad........................28sano
2-ismaaciil cabdulahi faarax................27
3-aadan xasan jaamac .....................22
4- mustafa daahir maxamad...............22
5-c/qaadir maxamad nuur..................30
6-C/qaadir maxamad maxa,muud.........24
7-Xasan cilmi muudeey......................26
8-Maxamad cilmi yuusuf.....................25
9-Manaas qaliil siyaad........................25
10-Xasan cabdala cabdi.....................43
11-Maxamad cumar aadan..................20
12-C/qaadir muxudiin.........................22
13-Sisiiq cabdulahi geedi....................22
14-Cabdi samad nuur
15-Ahmad maxamad cabdala
16-Cimaadudiin yuusuf..........
17-Cabdi naasir..........
18-Cabdala xussen
19-C/risaaq yuusuf cabdiraxman
20-Cumar cabdi cabdulahi
21-C/naasir maxamad
22-C/naasir cusmaan faarax
23-C/risaaq mirre ismaaciil
24-Fu,aad maxamad ahmad
25-Nuur muuse ismaaciil

Siddo kale waxa xaalad xun kusugan :-
1-C/samad cusmaan nuur
2-Cimaadudiin yuusuf
3-Suf,yaan nuur cali

DADKA DHIMASHADA WAXA EE AHAYEEN :-
1-C/qaadir cusmaan muuse
2-Cabdala nuur diiriye
3-C/salaan maxamad
4-Xasan ahmad shiikh ibraahim
5-Xasan aadan
6-Faarax cali
7-Cumar ..... (JOON)
8-C/risaaq shiikh cusmaan
9-Xasan aadan geele

Add New Comment