Golaha Wasiirada ee cusub oo la magacaabay


Ra'iisal wasaare Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa galabt guriga ummadda ee magaalada Jabuuti kaga kaga dhawaaqay magacyada xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo ay tiradoodu gaareyso 36 wasiir, ayadoo maalinta berrito ahna la sugayo magacyada wassir-ku-xigeennadooda.
 

liiska.jpg

Add New Comment