Kooxo Hubaysan ayaa Magaalada B/weyne ku Khaarijiyay Sarkaal lagu magacaabi Jiray Cali Afweyne oo horay uga tirsanaa Maamulkii Dowladda Ee C/raxmaan Macoow

Goordhaw ayay rag ku hubaysan Bastoolado Rasaas Madaxa kala dheceen Sarkaalkan oo aan wax Xil ah u hayn dowladda KMG Somalia .wuxuuna hadda ahaa Madaxa amaanka Gobalka Hiiraan ee Hay'adda Cunada adduunka WFP,ragga wax dilay ayaa ka baxsaday goobta markii ay falka dilka ah gaysteen.


Dilalka qorshaysan ayaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada B/weyne aad ugu  yaraa tan iyo markii ay Heshiis wada gaareen Maamulkii C/raxmaan macoow iyo Xoogaga Islaamiyiinta ee hubeysan.

 

Add New Comment