T A C S I


xuseen gandi1.jpg

T A C S I

Allaah ha u naxariistee waxaa maanta oo Jimca ah taariikhduna ay tahay 17 April 2009 ku geeriyooday
laguna aasay magaalada Muqdisho Al-marxuum Xuseen Axmed Sadiiq oo ku magac dheeraa X. Gandi.
Marxuum Xuseen Gandi oo 60 sano jir ahaa, wuxuu ifka kaga tagay 2 gabdhood iyo wixii ay sii dhaleen.

Waxaana dhambaal tacsi ah u diraaya qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday marxuumka dhammaan
xubnaha U.I. SilGor, asagana waxaan leennahay Ilaah haka waraabiyo Jannadii Fardowsa AAMIIN.

Add New Comment