Cabdullaahi Yuusuf oo is casilay


War goo20081229633661372982530000jaaw cyusuf tashada logo.jpgr dhaweyd nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in Cabdullaahi Yuusuf uu ku dhawaaqay inuu is casilay.
Cabdullaahi Yuusuf ayaa is casilaaddiisii kaddib warbixin kooban ka siiyay xaalada siyaasadeed eedalka,isla markaana waxa uu sheegay in uusan awoodin hadal badan in uu halkaasi ka sheego isagoona cadeeyay in garonka Baydhabo u taagan tahay diyaarad qaadi laheyd.

Waxaa uu ku dhawaaqay in warqadii istiqaalada uu ku wareejiyey gudoomiyaha Baarlamanka isla markaana uu ugu baaqay dhaman xubnaha Baarlamanka in ay ka gudbaan kala qeybsanaanta dhexdooda ayna midooban.
Ugu dambaystii waxa uu Cabdullaahi yiri " anniga waan idiinka tagaye bal tashada oo Soomaali badbaadiya !!!"

Add New Comment