T A C S I

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
 
Xubnaha U.I. SilGor waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday :
 
Marxuum Cumar Maxamed Cumar
          (Cumar Anyeelo)
 
Waxaana tacsida si gaar ah loogu dirayaa
 
Aabihiis Col. Maxamed Cumar (Xiirane)
 Hooyadiis Caasha Shiikh Cabdullaahi  iyo
 Xaaskiisa, carruurtiisa iyo walaalihiis oo dhan.
 
Walaalkeen Cumarna waxaan Allah uga baryeynaa inuu ka
waraabiyo jannadiisa  Fardowsa, annagana uu dhammaanteen
sabar iyo iimaan naga wada siiyo. AAMIIN.
  

Add New Comment