Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Allaah ha u naxariistee waxa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi Dr. Xuseen Xaaji Bood oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaano gudaha iyo. Xuseen Xaaji Bood.JPG dibadda dalka Soomaaliya.Marxuum Dr.Xuseen Xaaji Bood oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee sida aadka ah looga yaqiin dalka, wuxuuna xubin muuqda mar walba ka ahaa isbeddelladii siyaasadeed ee dalku soo maray, wuxuuna ka mid ahaa aasaasayaashii Ururkii U.S.C. ee dagaalka ku jebiyey Dowladdii mileteriga aheyd ee dalka maamulaysay muddo 21 sano .
 Dr xuseen Xaaji Bood Allaha ha u naxariiste  wuxuu had
kaddibna wuxuu u soo wareegay magaalada Muqdisho halkaasoo uu ku qaatay waxbarashadiisii dugsiyada hoose iyo dhexe, waxbarashada heerka sarena wuxuu ku soo kala qaatay dalalka Ethiopia iyo Talyaaniga.
Dr. xuseen Xaaji Bood Allaha ha u naxariistee wax ilmo ah ifka ugama tagin. Sida ay sheegeen ehellada Marxuumka, in maydkiisa loo soo qaadi doono  Muqdisho si loogu aaso. .

Add New Comment