SilGor 2/14/2011 10:55:45 PM
Maalintaan oo ay soomaalida u taqaano MAALINTA JACEYLKA ADDUUNKA ayaa afka ingariisiga lagu yiraahdaa Saint Valentine’s Day, taas oo macnaheedu yahay Maalintii Valentine-kii Barakeysnaa. maalintaas waxaa la sheegaa in ee ku beegan tahay 14ka Febaraayo
SilGor 2/12/2011 4:23:32 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xarunta madaxtooyada (Villa Somalia) ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga.
SilGor 2/11/2011 2:06:44 PM
Kaddib banaanbaxyo isbeddel-doon ah oo socday muddo labo toddobaad ah ayaa waxaa ugu dambeyntii shacabka dalka Masar u suurtoowday inay iska dul qaadaan xukunkii ku dhisnaa keli-talisnimada ee madaxweynihii hore ee dalkaasi Mr. Xusni Mubaarak.
HOL 2/10/2011 7:15:48 PM
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo ay wehliyaan Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga C/xakiin Xaaji iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdishakuur Sh. Xasan ayaa booqday Taliska Ciidanka Daraawiishta
SilGor 2/8/2011 6:26:19 PM
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday maamulka Galmudug, kaasoo uu horkacayay madaxweynaha maamulkaas Maxamed Axmed Caalim.
SilGor 2/6/2011 8:06:14 PM
Dagaallo iyo duqeymo dhexmaray ciidammada DKMG ah oo garabsanaya Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada Al Shabaab ayaa xalay ka bilowday magaalada Muqdisho, taasoo ilaa hadda ku nafwaayay laba qof oo shacab ah, afar kalena ay ku dhaawacmeen .
SilGor 2/5/2011 9:47:29 PM
Sheekh Fu'aad Jimcihi shalay aheyd waxa uu muxaadaro uu ku qabtay magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay madaxda dowladda min madaxweyne illaa ruuxa ugu hooseeya, wuxuuna ku tilmaamay dadka taageersan kuwo diinta ka baxay oo dilkoodu bannaan yahay.
HOL 2/4/2011 7:51:20 PM
Warsaxaafadeed uu soo saaray ergayga xoghayaha Qarammada Midoobay ee Soomaaliya, Augustine Mahiga ayuu kaga soo horjeestay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu ku kororsaday xillligooda shaqo muddo saddex sano
HOL 2/3/2011 7:05:57 PM
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay xilliga ku kororsadeen muddada ay shaqeynayaan, iyagoo waqtiga ku darsaday muddo saddex sano ah.
SilGor 2/2/2011 9:30:06 PM
Banaanbaxii ugu rabshada Badnaa ayaa maanta ka dhacay magaalada Qaahira kadib markii Madaxweyne Mubaarak uu ku dhawaaqay inuusan dib dambe isu soo sharixi doono xilka Madaxtinimada balse uu sii heynayo xilka tan iyo dhamaadka Bisha September 2011.
HOL 2/1/2011 6:39:17 PM
Shirkadda SKA Air & Logistic, ayaa maanta ka billowday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho howl tijaabo ah, waxaana ma'suul u hadlay shirkadda uu sheegay inay rajeynayaan inay howsha guud ee garoonka ay dhawaan la wareegaan.
SilGor 1/31/2011 9:50:39 AM
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo ka qaybgalaya shirmadaxeedka waddamada Afrika ee ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxa uu ku baaqay in la kordhiyo tirada ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gudaha
HOL 1/30/2011 7:57:33 PM
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Farmaajo iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradiisa, ayaa hortagay 325-xildhibaan oo xaadiray kulankii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta, si ay sharraxaad uga siiyaan heshiisyo ay dowlada Soomaaliya horay ula gashay shirkado shisheeye.







'
World News