SilGor 2/28/2011 3:32:01 AM
Ciidamada xarrakatul Shabaab ayaa xalay duulaan kusoo qaaday ciidamada AMISOM ee ku sugan wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga, dagaalkaasi oo ila iyo jidka warshadaha saameeyay, duqaymahii xalay waxa ku naf waayay shan ruux oo rayid ah
SilGor 2/27/2011 4:22:21 AM
Ayadoo ay kasii dareyso xaaladda degenaansho la'aanta ah ee ay sababeen dibadbaxyada ka jira dalka Libya ayaa waxa maalinnimadii shalay ay Dowladda KMG ee Soomaaliya war-saxaafadeed kasoo saartay xaaladda dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalkaasi oo
HOL 2/26/2011 9:32:57 PM
Xaafadda Wembley ee magaalada London ayaa shalay lagu qabtay xaflad loogu gogol-xaarayay xisbi siyaasadeed cusub oo lagu magacaabay Hiil-Qaran, kaasi oo ay qaabeyntiisa hor-boodayaan rag si weyn looga yaqaano Soomaaliya oo siyaasiyiin iyo aqoonyahanno
SilGor 2/25/2011 6:22:39 PM
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xaafadda suuq bacaad ee Degmada Yaaaqshiid ee dalka Soomaaliya ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee marxuum Macalin Axmed Cabdulle Raage oo ay da'disu ahayd 90 jir . Marxuumka waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan
HOL 2/25/2011 5:59:32 PM
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaashaanka ku dhuftay qoraalkii uu madaxweyne Sheekh Shariif u diray guddoonka baarlamaanka, kaasoo uu kaga codsaday in dib u eegis lagu sameeyo muddadii saddex sano ahayd
SilGor 2/25/2011 1:05:49 PM
Dhammaan Ururka Israaca SilGor waxa uu halakan hamabalyo iyo bogaadin uga dirayaa walaalkood Cabdikariim Axmed Cali iyo Marwadiisa Aamino Sheekh Xasan oo maanta wiil ugu dhashay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Wiilkaasi oo loo bixiyay RIDWAAN CABDIKARIIM AXMED
SilGor 2/24/2011 2:55:52 AM
Waxaa ay weli dagaallo goos goos ah iyo madaafiic lays weydaarsanayo ay ka socdaan goobihii shalay uu dagaalka culusi ku dhex maray ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya oo garab ka helayey kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo ciidamada kasoo
SilGor 2/22/2011 3:21:25 PM
Wararka ka imanaya degaanka Ceel Gaal ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay halkaasi soo gaareen ciidamo Ethiopian iyo Soomaali ah oo wata gaadiidka dagaalka, kaddib markii ay kasoo tallaabeen xadka gobolka Hiiraan uu la leeyahay Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.
Jowhar 2/21/2011 5:02:11 PM
Ilaalada Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa maanta rasaas ku furay dibad baxayaal careysan oo ka soo horjeeday xariga Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo ku jira Xabsiga Dhexe ee Xamar muddo shan cisho ah
HOL 2/21/2011 4:40:00 PM
Xarrakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerar Ismiidaamin oo maanta lala beegsaday saldhigga ciidanka daraawiishta dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Xamarjajab, waxayna
jowhar 2/18/2011 6:36:36 PM
Iyadoo muddo 24-saac gacanta ugu jiro Ciidamada AMISOM Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere iyo Ragg kale, kadib markii dhowaan ay ku soo qabatay howl gal la xiriiray eedeymo iyo tuhumo ku aadanaa weerarkii lagu laayay dadkii ku
HOL 2/17/2011 3:42:32 AM
Xisbiyada mucaaradka dalka Jabuuti, ayaa qorsheynaya inay dhigaan dibadbaxyo ay kaga dalbanayaan madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle inuu xukunka ka dago, waxaana dibadbaxyadan ay dhici doonaan berri oo Jimco ah.
HOL 2/16/2011 11:53:28 PM
Dowladda ayaa xirtay shan qof oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii Talaadadii lagu qaaday dadweyne bannaanbax nabadeed ku sameynayay agagaarka Ex-Fiyoore ee magaalada Muqisho, weerarkaas oo ay ku geeriyoodeen ilaa 3 qofood iyo askari







'
World News