SilGor 3/29/2011 2:41:38 PM
Waxaa maanta shir aan caadi aheyn isugu yimid golaha wasiirada ee xukuumada Federaalka iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) shirkaasi waxaa loo qeybiyay Ajanede ku saabsanaa
SilGor 3/28/2011 2:44:30 PM
Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa ka codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in xayiraad dhinaca garoomada diyaaradaha iyo dekedahaba ah lagu
HOL 3/27/2011 4:00:14 PM
Kulan aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirada isugu yimaadeen ayay ku go'aansadeen in ay hal sano ku darsadaan mudadii ay ugu ekeyd dowladda oo ku aadan bisha August ee Sanadkan.
SilGor 3/27/2011 1:13:26 PM
Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee dalalka Uganda iyo Burundi ayaa sheegay inuu socdo qorshe ay labadaasi dal ku diyaarinayaan ciidamo dheeraad ah oo ay tiradoodu gaareyso 4000 oo askari kuwaas oo lagu xoojin doono ciidamada AMISOM ee hadda ku sugan gudaha
Shabelle 3/27/2011 10:27:28 AM
Ciidamada nabad sugida dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta xabsiga dhigay Agaasimaha iyo Madaxa Wararka Shabakadda Warbaahinta Shabelle iyadoo amarka Su’aalaha lagu weydiinayay ay horay u bixisay Wasaarada Warfaafinta.
SilGor 3/24/2011 12:18:10 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta soo saaray war saxaafadeed ku saabsan sida uu uga soo horjeedo muddo-kororsigii Barlamaanka Soomaaliyauu dhowaanta sameeyey, wuxuuna arrintaasi ku sheegay inay tahay mid
HOL 3/23/2011 6:21:17 PM
Kulan looga hadlayay sidii wadooyin loogu furi lahaa Suuqa Bakaaraha ayaa maanta Muqdisho ku dhexmaray saraakiisha AMISOM iyo Odayaasha dhaqanka Muqdisho, iyadoo wararka hordhaca ah ee kulankaas kasoo baxaya lagu sheegay in la isku af-gartay in jidad loo
shabelle 3/20/2011 6:35:51 PM
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi (Farmaajo) oo u waramayay Idaacada ku hadasha afka dowlada kana howlgasha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mudo 90 maalmood gudahood ah ay ku soo afjarayaan dhibaatooyin uu tilmaamay in xarakada AL Shabaab ay ku hayaan dadka Soomaalida.
HOL 3/20/2011 6:21:02 PM
Dowladda Burundi ayaa sheegtay inay baqdin ka qabto weerar qaraxyo ah oo ay Xarrakatul Shabaab ka geysato magaalada Bujumbura ee xarunta dalkaas, iyado Xarakatul Shabaab ballanqaaday inay weerarro aargudasho ku qaadayso dalalka Uganad & Burundi
HOL 3/18/2011 10:00:46 PM
Xoogagga Xarrakatul Shabaab ee degmada Xarardheere ayaa howlgal ay maanta sameeyeen kusoo qabqabtay saddex ruux oo la sheegay inay ahaayeen gacan ku dhiiglayaal xalay weeraray gaari rakaab dilayna mid ka mid ah rakaabkii gaariga.
SilGor 3/17/2011 8:29:36 PM
Golaha ammaan ee Qaraamada midoobay ayaa caawa ku codeeyeen in hawada Liibiya laga sammeeyo meel ka caagan duulimaadka Dayuuradaha si looga celiyo Korneel Qadaafi Dayaardaha uu ku duqeynayo Shacabka reer Liibiya ee iska diiday xukunkiisa
SilGor 3/17/2011 6:52:12 PM
Dabley ku hubeesnaa qoryo fudud iyo bastoolado oo rag iyo dumar isu jiray kuwasoo wajiga kusoo daboshay indho shareer ayaa dhac weyn u geestay xawaalada Iftin Express ee magaalada Nairobi,Tuugtaasi waxay dhaceen lacag kor u dhaaftay konton kun(50,000) US Doolar
HOL 3/17/2011 6:44:53 PM
Waxaa maanta shirkiisii caadiga ahaa isugu yimid golaha wasiirada xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxaana shirkaasi guddoominayay Ku-simaha Ra’iisal Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Mudane Max'ed C/lahi







'
World News